|
Go'aanka Kordhinta Muddada xilka Madaxweynaha & Ku-xigeenka Madaxweynaha JSL. |
|
Written by Hasan Muumin
|
|
Wednesday, 01 April 2009 |
HORDHAC:-
Kal-fadhigii aan caadiga ahayn ee furmay 13/03/2009, ujeedadiisuna ahayd sidii uu Goluhu Go’aan uga yeelan laha dib-u-dhaca ku yimid wakhtigii hore loogu qorsheeyay qabsoomidda Doorashadda Madaxtooyadda.
|
|
Read more...
|
|
|
Liiska Magacyadda Mudanayaasha ka qayb-gelaya hawsha diiwaan-gelinta ee Gobolka Maroodi-jeex |
|
Written by Hasan Muumin
|
|
Sunday, 30 November 2008 |
|
Furitaankii kal-fadhiga cusub ee 37aad ka dib, ayaa waxa uu Goluhu go'aan saday maadama ay maalinta Biritoole ee ay bishu tahay 01/12/2008 uu Gobolkani Maroodi-jeex (Hargeisa) ka bilaabmayso Diiwaan-gelintii Codbixiyayaashu, in Goobaha Degmooyinka Gobolka loo diro Xildhibaano Goob joogataal ka noqoda Goobahaasi, dadkana ku guubaabiya in ay si nabad ah ay isku diiwaan-gelinayaan.
|
|
Read more...
|
|
|
Furitaankii kal-fadhiga 37aad ee Golaha Guurtidda |
|
Written by Hasan Muumin
|
|
Sunday, 30 November 2008 |
|
Waxa si rasmi ah loo furay maanta 30/11/2008, kalfadhigii 37aad ee Golaha Guurtidda JSL, iyadda oo khudbaddo aad muhiim u ahaa halkaasi laga soo jeediyay.
khudbaddii kal-fadhiga oo uu soo jeediyay Xoghayaha Guud ee Golaha Guurtidda JSL, aya waxay u dhignayd sidani
|
|
Read more...
|
|
|
Shir-muhiim ah oo maanta lagu qabtay xarunta Golaha Guurtidda |
|
Written by Hasan Muumin
|
|
Wednesday, 26 November 2008 |
|
Shirkan oo lagaga arinsayay sida ugu haboon ee ay u suurta-galayso diiwaan-gelinta ka bilaabmaysa bishan inagu soo fooda leh ee december 1deeda, aya waxa shir-guddoonka Golaha oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Golaha Guurtiddu Mudane Suleymaan Maxamuud Aadan lagu soo casumay in ay ka soo qayb galaan, Wasiiru-dawlaha Arrimaha Gudaha, Maayor ku xigeenka Magaaladda Hargeisa, iyo Guddoomiyaha Gobolka Hargeisa.
|
|
Read more...
|
|
|
Written by Hasan Muumin
|
|
Wednesday, 26 November 2008 |
|
Waxa la ogaysiinaya dhammaan Mudanayaasha Golaha Guurtidda Qaranka JSL, in uu furmi doono kal-fadhigii 37aad ee Golaha Guurtidda
|
|
Read more...
|
|
|
|
<< Start < Prev 1 2 3 4 5 6 7 8 9 Next > End >>
|
| Results 1 - 10 of 87 |